Axmed Madoobe oo saakay Kismaayo kasoo sagootiyay Ciyaartoyda Jubbaland (Sawirro)

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa saaka Xarunta Madaxtooyada kulan sagootin ah kula qaatay xulka kubada cagta Jubaland ee ka qaybgalaya tartanka Dowladaha xubnaha ka ah JFS ee dhawaan ka bilaabanaya Magaalada Muqdisho.   Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa ciyaartoyda Jubaland u rajeeyay in mar kale ay guulo ka gaaran tartankan, isagoo ku booriyay inay la … Continue reading Axmed Madoobe oo saakay Kismaayo kasoo sagootiyay Ciyaartoyda Jubbaland (Sawirro)